15 Mashruuc oo qof walba sanadka cusub dhaqaale ka samayn karo
About Course
π Ma rabtaa in Sanadka Cusub uu noqdo sanadkii aad dhaqaale sameyn lahayd?
Course-kan β15 Mashruuc oo Qof Walba Sanadka Cusub Dhaqaale ku Samayn Karoβ wuxuu ku barayaa 15 fikradood oo ganacsi iyo online income ah oo qof walba bilaabi karo, xitaa haddii uu ku bilaabayo lacag yar.
π‘ Waxaad baran doontaa:
Sida mashruuc kasta loo bilaabo
Sida macaamiil loo helo
Sida fikrad yar looga dhigo il dhaqaale joogto ah
π Course-kan waxaad ka helaysaa:
15 mashruuc oo shaqeynaya
Sharaxaad tallaabo-tallaabo ah
Fikrado si gaar ah ugu habboon dadka Soomaaliyeed
π₯ Haddii aad rabto inaad Sanadka Cusub ka dhigto sanad dhaqaale, tani waa fursaddaada.
π Isdiiwaangeli hadda oo bilow mashruucaaga ugu horreeya maanta! π°π
Course Content
Horudhaca kooraska
-
Horudhaca kooraska
01:39