Ku Baro Content Creation Kaliya 1 saac
About Course
Baro Content Creation oo Ka Dhig Fikradahaaga Dakhli
Ma leedahay fikrado wanaagsan balse aadan garanayn sida loogu beddelo content dadku jecel yihiin, la wadaago, laguna kasbado lacag?
Ma isku dayday video ama post, balse dadka uu gaarayo ay hooseeyaan?
💡 Halkan ayay wax walba ku is beddelayaan.
Course-kan Content Creation waa mid si gaar ah loogu sameeyay dadka raba:
Inay noqdaan Content Creators dhab ah.
Inay dhistaan online presence xooggan.
Inay ka helaan dakhli content-kooda
📚 Waxaad baran doontaa:
Sida loo helo fikrado content oo aan dhammaan.
Sida loo isticmaalo storytelling si dadka u dhameystaan video-ga.
Sida loo sameeyo video & post soo jiita attentionka dadka.
Sida camera-ga hortiisa si kalsooni leh loogu hadlo.
Sida content-kaaga u noqdo mid la wadaago & la xasuusto.
Sida content-kaaga uga dhigi karto source income(Il-dhaqaale oo kuu gaar ah).
🎯 Maxaad Ka Faa’iideysaa Course-kan?
Wax walba waa tallaabo-tallaabo.
Waxaa lagu dhigayaa Af-Soomaali fudud.
Ku saleysan practical & real examples.
Ku habboon qof bilow ah ilaa Mid khabiir ah.
🚀 Course-kan ma aha theory kaliya
Waa mid kuu diyaarinaya inaad:
✔️ Bilowdo content si kalsooni leh.
✔️ Dhisto audience kuu gaar ah.
✔️ U beddesho content-kaaga fursad ganacsi
⏰ Ha sugin “waqti ku habboon” — hadda ayaa ugu fiican.
Fikradahaagu waa qiimo, baro sida loo muujiyo.
👉 Is-diiwaangeli hadda oo bilow safarkaaga Content Creation
Course Content
Horudhaca Kooraska
-
Horudhaca Kooraska
03:48